xeerka xawaaladaha

Download
Download is available until [expire_date]
  • Version
  • Download 0
  • File Size 708.46 KB
  • File Count 1
  • Create Date October 13, 2022
  • Last Updated October 13, 2022

xeerka xawaaladaha

Ujeedada ugu muhiimsan waa inuu gaadho joogteeyona degenaanshaha sicirka gudaha.
2. Waa inuu kobciyo dareerinimada (liquidity) rasamaalka iyo si habboon u shaqaynta hab maaliyadeed saylad ku dhisan deggani iyo kor u qaadida habka lacag bixinta qaranka oo ammaan ah wax-qabad fiicana leh.
3. Iyadoon wax loo dhimayn ujeedadiisa ugu muhiimsan ee ah inuu ilaaliyo degaanshaha sicirka gudaha, Baanka Dhexe ee Somaliland waa inuu taageeraa siyaasadaha guud ee dhaqaalaha dawladda Somaliland waxna ku kordhiyo Koboca dhaqaale joogta ah.

Share:

Facebook
Twitter
Pinterest
LinkedIn