Xawaaladaha

Xawaaladaha

Sanadihii la soo dhaafay, dhaqanka is-aaminka ee Soomaalida waxa uu abuuray xawaaladaha ganacsi oo si wanaagsan u shaqeeya (xawaaladaha bixiya ama Xawaalada) taas oo u ogolaatay Soomaalida qurbaha in ay lacag dib ugu soo celiyaan deegaan aan deganayn oo aan sharciyeysnayn.Xawaalada ayaa ah kuwa ugu da’da weyn dhaqaalaha adeega ee dalka.

Ilaa hadda ma jiro wax xeer ah oo ay ku shaqeeyaan xawaaladaha Somaliland maadaama oo aanu wali golaha wakiiladu ansixin xeerka xawaaladaha. Marka la eego 31-kii Diisambar, Baanka Somaliland waxa uu ruqsado u fidiyey 16 ka hoos ku qoran (shaxda 3).

Website

Website

Website

Website

Website

Website

Website

Website

Website

Website

Website

Website

Website

Website

Website

Website