Sell 8670

Buy 8570

Sell 10097

Buy 9980

Sell 11823

Buy 11686

Sell 2330

Buy 2303

Sell 2330

Buy 2303

Sell 190

Buy 188

Sell 79

Buy 78

SLSH <-> USD

Last 6 Months

No Data Found

Hawlaha Asaasiga ah

Siyaasadda Lacagta

Baanka dhexe ee Somaliland wakhtigan xaadirka ah waxa uu isticmaalaa xaraashka sarifka lacagaha qalaad oo ah aaladda kaliya ee siyaasadda lacagta waxana uu qorshaynayaa in uu ku daro shuruudaha kaydka ah mudada dhexe.

Kormeerka Baananka

Waajibaadka Waaxda Kormeerka Bangigu sida ku cad Qodobka 4(2) ee Xeerka Baanka Dhexe o ah in la kobciyo dareeraha, xalinta iyo u shaqaynta habboon ee nidaam maaliyadeed oo ku salaysan suuqa.

Lacag Bixinta

Nidaamka Lacag-bixinta Qaranku waa inuu bixiyaa nidaaminta iyo kormeerka hababka lacag-bixinta iyo adeegga lacag-bixinta, iyo ujeedooyinka ku xiran.

Fariinta Guddoomiyaha

Baanka Dhexe ee Somaliland waxa uu leeyahay hawlo iyo mudnaan gaar ah oo si buuxda u taageera Qorshaha Horumarinta Qaranka ee I, II, iyo III ka soo socda kaas oo qeexaya ilaalinta qiimaha iyo xasiloonida maaliyadeed iyada oo la ilaalinayo sarifka lacagaha, hufnaanta hay’adaha maaliyadeed, helitaanka maaliyadda, ka mid noqoshada maaliyadda iyo sicir-bararka oo is haysta si loo gaadho koboc dhaqaale oo waara.

Barnaamijka Bangiyada Dhexe ee ku wajahan kobaca dhaqaalaha dalka waxa uu diiradda saarayaa xasiloonida dhaqaalaha guud, xoraynta sarifka lacagaha qalaad, ganacsiga caalamiga ah. Dawladdu waxay sidoo kale dejisay shuruudo lagu wanaajinayo qaab-dhismeedka dhiirigelinta iyo xaalada ganacsiga si kor loogu qaado abaabulka kaydinta iyo maalgashiga iyo sidoo kale dib-u-habaynta kaabayaasha dhaqaalaha, bulshada iyo hay’adaha dalka oo ay fududeeyeen nidaam maaliyadeed xoogsan.

Dr. Ali Abdillahi Dahir

Guddoomiyaha Baanka Somaliland

Ku Saabsan Baanka

Baanka Somaliland oo la aasaasay sannadkii 1994-kii, waa Baanka Dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland oo lagu aasaasay qodobka 13-aad ee dastuurka Somaliland. Hadafka Baanka ayaa ah in uu kor u qaado daryeelka shacabka jamhuuriyadda Somaliland isagoo ilaalinaya xasiloonida lacagta iyo maaliyadda. Baanka Somaliland 100% waxa leh dawladda Somaliland balse waa hay’ad madax bannaan oo dastuuri ah.

Wararkii Ugu Danbeeyay

Muuqaalo

Kelmaddii Guddoomiyaha Baanka Somaliland Mudane Dr. Cali Cabdillaahi Daahir

Kelmaddii Guddoomiye kuXigeenka Baanka Mudane Cabdiraxmaan Sheekh

Kelmaddii Guddoomiyaha Baanka Somaliland, ka yidhi Shirwaynaha Madasha Dhaqaalaha ee Heer Qaran.